WAXQABADKII TALIYAHA CIIDAMADA BOLIISKA PUNTLAND CABDIRISAAQ AFGADUUD.

WAXQABADKII TALIYAHA CIIDAMADA BOLIISKA PUNTLAND CABDIRISAAQ AFGADUUD.

0
SHARE

Bilihii u dambeeyey waxaa CAD u muuqday Isbadal balaaran ee ku yimid Ciidanka Booliska Dawladda Puntland iyadoo ay Xukuumada madaxweyne Gaas tayadoodaa ay si aad ah kor ugu qaaday.

Isbadalka ayaa si xawli ah ku bilowday kadib markii Madaxweynaha Dawladda Puntland uu taliyaha Ciidanka Booliska Puntland u magacaabay Janaraal Cabdirisaaq Afguduud oo dardar geliyey Tayaynta iyo tababaridda Ciidanka Booliiska.

Ciidanka Booliiska Puntland ayaa helay qalab ay ku gutaan Waajibaadkooda shaqo iyagoo wada shaqayntii loo baahnaana ka helay Taliyaha Ciidanka Booliska DFS Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo aad isugu hawlay sidii uu gacan uga gaysan lahaa dib usoo celintii Sharaftoii iyo Karaamadii Ciidanka Booliiska, waxaana iminka ka dheexa Taliyaha Ciidanka Booliska DFS iyo Ciidanka Booliska Puntland wada shaqayn aad u dhow ahna tii loo baahnaa.

Koor Films ayaa Documentary ka diyaariyay isbadalka aadka u balaaran ee ay Ciidanka Booliiska Puntland Hiigsadeen ama ku talaabsadeen

Hadaba waxaa soo baxay beel damac kaga jiro kursiga Ina Afgaduud beeshaas oo ah beesha maxamuud saleebaan indhahooda ma arkaan waxqabadka iyo dadaalka uu ku jiro afgaduud.

Hoos Ka Daawo Isbedelka ka muuqda Ciidanka Booliska Dawladda Puntland

 

This post has already been read 108824