Warbixin: 6 Cunto oo muhiim u ah caafimaadka Ilkaha iyo Cirridka

Warbixin: 6 Cunto oo muhiim u ah caafimaadka Ilkaha iyo Cirridka

0
SHARE

Inkasto xubin kasta ee katirsan jirka bani’aadamka ay muhiim tahay hadana wey sii kala daran yihiin
ilkahana waxay ka mid yihin xubnaha muhiimka u ah bani’aadamka waxana mararka qaarkood lasoo
darsa xanuuno iyo jirooyin waxayna muujinayaan daraasado caafimaad oo lasoo saaray in jirooyinkaasi ay yihiin kuwa laxalin karo lagana hortagi karo.
Lixda cunto ee dawada u ah ilkaha
1- Timirta: waxay ka joojisaa ilkaha in Suus galo waayo waxaa ku jirta Maadada Fluoride
2- Lawska: lawsku wuxuu hodan ku yahay maadooyin lama huraan u ah caafimaadka ilkaha sida macdanta
Zinc, phosphorous, magnesium, potassium, zinc, iyo weliba midkaa ugu muhiimsan ee ah calcium.Basasha:
3- basasha gaar ahaan marka la cuno iyadoo ciiriin ah waxay dishaa bakteeriyada gasha cirridka
iyo ilkaha. Basasha ciiriinka ah waxaa lagu cuni karaa khudaarta cagaaran (salarka).
4- Tufaaxa: Cunista tufaaxa ayaa la xaqiijiyay inay ilkaha bini’aadamka cadeeyaan. Tufaaxa ayaa la leh biyo
dareere ah oo macaan kuwaasoo nadiifiya darbiyada cirridka.
5- Liinta: liintu waxay qofka ka ilaalisaa in afku qalalo sidoo kale waxay cadaysaa ilkaha iyadoona la
dagaalanta bakteeriyada.
6- Shaaha cagaaran: shaahaan wuxuu ilkaha ka ilaaliyaa Suuska waayo waxa ku jira Maadada la yidhaahdo
Floride wuxuuna ilaaliyaa Cirridka wuxuuna la dagaalama Becteria da dhibta leh iyo weliba wuxuu la

This post has already been read 80024