Shirkii Beelaha Cali Saleebaan ee ku Nool Caasimada Soomaaliya Muqdisho oo Go”aamo...

Shirkii Beelaha Cali Saleebaan ee ku Nool Caasimada Soomaaliya Muqdisho oo Go”aamo laga soo Saarey.

0
SHARE

Shirkii Beelaha  Cali Saleebaan ee ku nool caasimada soomaaliya Muqdisho

Ka Dib markii uu soo gabagaboobay  shirweynihii beelaha cali saleeban ee mudada ka socday magaalada Bosaso oo ay ka soo baxayeeen war murtiyeed iyo is afgarad    shirkaas  ka dib waxaa Magaalada muqdisho shir uga furmay  Beelaha Cali saleeban ee Degan Caasumada somaliya ee muqdisho waxayna Soo Saareen War saxaafadeed ay ku Taageerayaan shirkaas,  Wuxuuna u qornaa sidatan,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,

Go’aamadi shirka Beelaweynta Cali Saleebaan ee ku nool Muqdisho .

Waxaa go’aamo laga soo saarey shir muddooyinkaan uga socday  beelweynta cali saleebaan ee  ku nool Muqdisho.

Waxayna soo saareen qodobada soo socda:

  • Beelaha cali saleebaan waxa ay taageer buuxda u muujiyeen shirki beelaha cali saleebaan ee ka dhacay magaalada Boosaso Tr:5/04/2016 – 20/04/2016  iyo  Go’aamadi kasoo baxay shirkaas.

 

  • Waxay soo jeedinayaan in dib u eegis lagu sameeyo wax qaybsiga beelaha majeerteen ee aqalka hoose ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya iyadoo beelaha qaybtood ay haystaan kuraas dheeri ah halka beelaha  qaybtood ay qatanyihiin .
  • Waxay dhaliil ka soo jeediyeen qaabka ay u dhisanyhiin hay’adaha dawlada Puntland sida Xukuumada , Garsoorka , Baarlamaanka, Hay’adaha madaxa banana iyo Ciidamada kuwaas oo dhamaantood ku dhisan qaab cadaalada ka fog dadka degaankuna aaney u sinayn, waxayna soo jeediyeen in dib u eegis lagu sameeyo dhamaan hay’adahaas aanu kor ku soo xusnay .

 

  • Waxay u mahad cilinayaan siyaasiyiinta , ganacsata iyo gudiga gacanta ku haya  ka qaybqaadatay wadada isku xiraysa Bosaso iyo Dhaadaar ku waas oo ugu horeeyo godoomiyaha G/Bari yuusuf  Maxamed Wacays Dhedo.

 

  • Waxay u soo jeedinayaan gudoomiyaha G/Bari iyo gudoomiyaasha degmooyinka gobolka in ay shacabka ku hagaan ka qaybqaadashada horumarka degaanka, sida lamid ah Dalkaaga dhiso ee kasocda caasimad Muqdisho.

 

  • in si buuxda loo Taagero Cabdisamad Maxamed Gallan wixii maslaxadu ku jirto deegaan  iyo dad nimoba leh

 

Magacyada  Soosaarayaasha .

  • Maxamuud    Ciise       Ibraahim
  • Jaamac Xasan     Xaaji Cumar
  • Warsame Cabdi       Yuusuf
  • Farxiya Cali           Cabdi
  • Axmed           C/lahi       Maxamud
  • Yaasiin Ciise        Faarax
  • Nawaal Cabdi      Cumar
  • C/casiis   Ibrahim   Xaaji Yuusuf
  • Aqoonyahan Mursal Caydiid      Xasan
  • Abshir     Maxamuud  Saleebaan
  • Faysal               Xasan            Dube
  • Nabadoon Cali           Cumar  ( Cali ganey )
  • Saleebaan      Siciid       Gorad
  • Caaqil  Cabdi  Axmed  Faarax     Cabdi Tuur
  • Faarax        Xasan    Ismaaciil
  • C/risaaq           Maxamed      Axmed  Warmajaale
  • C/lahi                Baari                  Cabdi
  • Saabiriin         Maxamed           Garyare
  • Axmed Yusuf                  Axmed warmajaale
  • Samiir Siciid                     Cali
  • C/lahi    Siciid         Axmed Dhasiig
  • Caasho Xasan                  Cali
  • Maxamud   C/lahi    Cismaan
  • C/risaq        Cumar       Salaad
  • Siciid Aw Ciise     Muuse
  • Filsan    Cali           Xabeeb
  • Daahir C/lahi   Xirsi
  • Pro:Cali     Nuur
  • Axmed Qarowe   Ciise
  • Cali Xasan       Xuseen
  • Maxamuud Mire          Maxamed
  • Sahra Cilmi          Yusuf
  • Cabdisamed Garoon       ( Cabdow garoon)
  • Pro:Jibriil Cabdi          Saalax
  • Mursal Cali         Saalax
  • Hindiya Baashi          Xasan
  • Haashim Cali          Shire
  • Ganacsade  Siciid   Karaamo
  • C/fitaax Mohamed Mohamud
  • Ikran Cali Cumar

13090169_1083592268348629_1230925448_n 13091611_474022056129429_2147393420_o 13106558_1083586838349172_2025684221_o 13113238_1083586438349212_219088658_o 13115341_1083589435015579_2114082275_n 13120405_474022009462767_895707235_o 13120473_1083586305015892_231304508_o 13120751_1083585945015928_1681234917_o 13120917_474022029462765_132106592_o 13128724_474021912796110_593767518_o 13128931_474021902796111_1202002742_o 13129089_1083585988349257_1920648522_o 13140973_1083586598349196_1202802532_n 13148092_1083585975015925_1498894342_o 13148096_1083586688349187_333100871_o

This post has already been read 326424