qaraxyo waaweyn oo ka dhacay Dalka France 140 qof ayaa ku dhimaatay...

qaraxyo waaweyn oo ka dhacay Dalka France 140 qof ayaa ku dhimaatay +sawiro

0
SHARE

idadka Magaalada Paris ayaa waxaa ka bilowday baaritaan iyadoo dalka oo dhan la geliyay xaalad degdeg ah.
Sideed qof oo looga shakisan yahay weerarkii Baris ayaa la dilay, waxaa kaloo bilowday ugaarsiga dadkaloo laga shakisan yahay inay kooxdaasi caawinayeen.
Baliiska dalka Faransiiska ayaa sheegay in ugu yaraan 140 qof ay ku dhinteen weeraro isxig-xiga oo ka dhacay caasimada Paris.

Ugu yaraan140 qof ayaa lagu dilay weeraro lo adeegsaday rasaas iyo qarxyo ka dhacay dhowr meelood oo caasimadda Paris ah
100 qof oo ka mid ah dadkaasi waxa ay ay ku dhinteen goobta acwayska Bataclan.
Weerarada kale waxa ay ka dhaceen garoonka kubadda cagta ee Paris iyo muqaayad ku taalo waqooyiga Paris
Faransiiska waxaa looga dhawaaqay xaalad deg deg ah, xaduudaha dalkane waa la xiray.
Dadweynaha Paris waxaa loo sheegay inaysan guryahooda ka bixin100 101 102 103 104

 

This post has already been read 39424