Naagaha kontonka gaaray maxay isu baddalaan

Naagaha kontonka gaaray maxay isu baddalaan

0
SHARE

normal_vieuxjeunedanseNaagaha 50ka gaaray inta badan jirkooda waxaa ka dhamaanaya Hormuunka Progesterone loo yaqaano Hormuunkan wuxuu qaabilsan yahay xagga naagnimada caadada iyo kacsiga iyo dhacaanka farjiga haweenka iyo adeegga naasaha marka uu jirka haweenka ka dhamaado waxaa yaraanyo dhacaanka farjiga wuxuu isu baddalaa cambarka qalayl, sidoo kale naasaha balaq ayay noqonayaan kacsigana wuu yaraanayaa, harmuunkan sidaas oo kale caanaha naagta wuu saameeyaa, sita ku jirta naagaha marka ay kontonka gaaraan in dareenkooda aad u yaraado bahalkooda qalayl noqdo waa taas,haddaba waa maxay astaamaha Progesterone markuu jirka ka naaquso

1- miisaanka jirka oo siyaado siiba calool inay haweeneydu yeelato 2- caadada oo aan toosnayn
3- si daran inay caadada u soo burqato
4- kacsiga inuu yaraado
5- dhalitaanka inuu joogsado
6- naaso xanuun
7- dabeecadda oo is rogrogta
8- daal kala duwan in la dareemo
9- feker
10- hurdo la’aan
11- difaaca jirka inuu yaraado
12- lafa burbur
13- goonjab madaxa oo dhinac ka xanuuna
14- siilka oo qalayl noqda
15- kalabaxyada inay xanuunaan

This post has already been read 52824