Gabadhii ugu horaysay oo soomaali ah oo taxi kaga shaqaysata dalka driving...

Gabadhii ugu horaysay oo soomaali ah oo taxi kaga shaqaysata dalka driving car+Sawiro

0
SHARE

aaaaaBulshada soomaaliyeed laguma yaqaano in ay kaxeeyaan gaari dadka qaada sida taxi oo kale ama caasiyada safarada oo waxay nagu tahay wax aysan qaban karin dumarka soomaaliyeed hadaba dalka kenya gaar ahaan magalada soomaalidu degto ee wajeer waxaa ku nool gabar soomaaliyeed oo taxsiile ah waxaa la dhaahaa gabadhaas Ladan Salaad waxay caan ku tahay Ladan Qaali waxay leedahay macaamiil badan waxaad mooda in maanta hablaha soomaaliyeed ay qaanayaan shaqooyin badana horay ayaan u aragnay in gabar soomaaliyeed Casumada Puntland ee Garowe ay ka noqotay dareewal basaska xaafadaha u qaada oo looyaqaan BL ka aadna moodo markaad aragto in dumarka oo dhan ay macmiil u yihiin oo ugu riyaaqeen shaqadeeda

hjtu vvvvvv

This post has already been read 45024