Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta magacaabay guddiga qiimaynta duufaanada

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta magacaabay guddiga qiimaynta duufaanada

0
SHARE

Madaxwaynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay guddiga qiimaynta khasaarihii ka dhashay duufaantii ku dhufata dhulka xeebaha Bari ee Puntland.
Duufaanada ku dhuftay Puntland ayaa khasaare xoogan ugeystay kumanaan qoys oo ku nool deegaanada kuyaala xeebaha bari ee Puntland, kadib markii ay duufaanadu bur buriyeen guryihii ay ku noolaayeen islamarkaana ay la tageen qalabkii kalluumaysi ee dhulkaas.
Dowladda Puntland iyo hay’addaha samafalka oo iskaashanaya ayaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda gurmad gaarsiiyeen qoysaska ceyroobay.

12243453_522481314584615_1689337224342151841_n

This post has already been read 41724