Dhagayso:Ciidamada gadooday oo ka tirsan Daraawiishta Gobolka Mudug

Dhagayso:Ciidamada gadooday oo ka tirsan Daraawiishta Gobolka Mudug

0
SHARE

Ciidamo ka tirsan Kuwa Daraawiishta Gobolka Mudug gaar ahaan kuwa Fariisinka ku leh Deegaanka Godad ee Bariga Magaalada Gaalkacyo ayaa goordhawayd oo maanta ah iyagoo Gadoodsan la wareegay Xarumo muhiim ah oo Magaalada Gaalkacyo ku yaalla, waxaana haatan taagan Xiisad Magaalada  ka jirta.

This post has already been read 55524