Beesha Maxamuud Saleebaan Waxay Xumeeyeen Sumcadii Majeerteen

Beesha Maxamuud Saleebaan Waxay Xumeeyeen Sumcadii Majeerteen

0
SHARE

BEESHA MAXAMUUD SALEEBAAN WAXAY XUMEEYEEN SUMCADII MAJEERTEEN

Waxaan wada arkaynaa durba dhibaatada waxaan hore uga digaynay in badan.waxaan aragnaa in soomaali ay deeqdo is tixgalin cadaalad iyo sinaan in wax loo qaybsado.eexda iyo qaraabo kiilka iyo nin jeclaysiga iyo boobida kursiga ka dhexeeya umada waa tan keentay in dalkeenu dagi waayo.waa tan keentay in puntalnd hormar gaari waydo oo ay ahaato fadhiidkaas laga tagay iska shiiqday ee hada iskaba baabaday. markii dr beenaale tix galin waayay beelihii majeerteen marka laga rabo jifadooda,markii ay tix galin waayeen beelihii hartiga kale dhaamaantood,markay tix galin waayeen beelihii daarood iyo beelaha kale ee ladagan puntland intaba ayaa hada wax garadkii oo leh odayadii dhaqanka usareeyay sida Garaadka siyaasiyiintii deegaanka sida Dr galayr iyo xildhibaan xoosh jibriil ay ka hadleen in xubnahoodii ka mid noqon lahaa baarlamanka xaqna ay u leeyihiin in ay iyagu soo xushaan ay kaboobayaan oo afduubeen beesha maxamuud saleebaan ee ay ka sheegeen idaacadaha iyo tv yada soomaalina wada daawanayso. arintan oo ah iimaan la aan iyo talo xumo.dr gaas iyo faroole waxay wadaan waa garanaynay in ceebi karacaayso.

 

jifadan tolka iyo soomaaliba ka qayliday waxay xumeeyeen sumcadii majeerteen waana kaxunahay in maalin walba lagu haysto waxaygii buu iga soo xaday.

jifadan sumacadayadii majeernimo dilaysa waa in aan iska horleexinaa kana qaadnaa puntland si aan umada isugu keeno uuguna cadaalad falo.waa in cali saleebaan yimadaa kursiga puntland,si loo dhayo boogaha gaaray harti iyo daarood kadibna waxaanu ka dhigaynaa madaxwayne dhulbahante,waxaa ku xigi warsan gali leelkase dashiishle ortoble anaga majeerteen ah waa nasaynaynaa intii muda ah oo laga daawoobayo.jifo kamid ah majeerteen ogolaan mayno in ay tolka nagu diraan oo ehelka naga horkeenaan cadaalad xumadoodaas waa qabanaynaa hala raaco cali saleebaan xadaarigan leh dhaqaalo iyo aqoon iyo dadba.harti uuga tagi maayo puntland jifo.majeerteenka kale dhamaantii waa rabaan soomaalinimada cadaalada sinaanta dalka iyo dadkaba. waa rabaan in tolku kuwada noolaado is qadarin is xaq dhawr midnimo iyo sinaan.madoonayno dulmi iyo xubno aa naan xulidooda xaqba u lahayn.arintaan waa in kuligeen aan u midawnaa oo halmeel uuga soo wada jeed sanaa.waana ku kalsoonahay markaan taariikhdii filka waynayd dib uugu noqono hogaamintii cali saleebaan na hogaamin jiray iyo cadaaladiisiiba.hadaba hawshan ragii lagu yaqiin soo rogaal celi maanta ushana iyagaa nooqaban wakaa go aanku.

This post has already been read 218024