BEESHA MAXAMUUD SALEEBAAN 12 KA XUBNOOD EE BEESHA MAJEERTEEN MA SIDII HORE...

BEESHA MAXAMUUD SALEEBAAN 12 KA XUBNOOD EE BEESHA MAJEERTEEN MA SIDII HORE AYEY U DHICI DOONAAN MISE WAX BAA ISBADALI DOONA?

0
SHARE

BEESHA MAXAMUUD SALEEBAAN 12 KA XUBNOOD EE BEESHA MAJEERTEEN MA SIDII HORE AYEY U DHICI DOONAAN MISE WAX BAA ISBADALI DOONA?
Xubnaha beesha majeerteen ee baarlamaanka dowlada somaliyeed waa sidan
7-Xubnood meesha Maxamuud Saleebaan
1 Xubin beesha Siwaaqroon
1 Xubin beesha Cali Saleebaan
1 Xubin beesha Reer Bicidyahan
1 Xubin beesha Cali Jibraahiil
1 Xubin Ugaar Saleebaan waxay isku noqdee
7+5=12
Somalidu hab bay wax ku qabsan jirtay,habkaas oo ah ablaqa soogaar,maqaawiir ama odayo ama duubab baajiri jiray madax ah,beeshuna markay neef qalato cadka xubin xubin ayaa lookala qaybin jiray oo jifo walba cadkeeda lasiin jiray,nidaam baana jiray aan lagu xad gudbin ee la ixtiraamo,waxa ugu horeeya cidna lama qadin jirin tan soomaali waa kasiman tahay.waa hab dhaqan fog oo aan leenahay soomaaliyeey.waxad arkaysaa in beesha Madaxweeynihii hore marxuun cabdullahi ay qaadatay wexeedii cadkeedii iyo beelihii kale cadkoodii inta badan,tusaale Qabsigii majeerteen dhexdiis,Marxuunka qaybiyay cabdulaahi yusuf ah waxa yaabnoqotay 12 kursi bay ahayd 7 buuqaatay!!! markaasuu u dooday LAF KU CUSUB QAYBTAN oo hore aan shirka looga baran waa galgale oo jifadiisa ah,waxaa uu 1 xubin uuga xoogay maxamuud ibraahim ( reer maxamuud) liiska waxaa ku qornaa Cabdiweli kilwe waxaana lagu badalay ina geedi qoroow oo galgale kasoo jeeday Marxuunka Cabdulaahi yuusuf halka uu jifadiisa 7 haysata dhihi lahaa walaalkeen yar baa yimid ee aan 7 xubin midkasiino.xaqiiqdaa waxay tahay reer maxamuud iyagaa loobahan yahay maanta, waxaan isleeyahay naf cadaalad taqaan baa ku fikirta qayb wanaag.hayeeshee hadii odaygu qaldamay miyaysan jirin wax garad iyo odayaal dadkiisa ah? waajiraan laakiin iyagaaba ku raacsan oo ay laqumantahay arinkani.dhanka kale hadan eegno;
Waxaa qeybta waxba helin beelahan.
1-Maxamuud Ibraahim(Reer Maxamuud)
2-Cabdiraxiin Ibraahim (Cabdiraxiin)
3-Wabeeneeye
4-Daanweyne
5-Idigfacle
6-Ismaaciil saleebaan
7-Cabdiraxiin saleebaan
8-Amaanle
9-Martiwaaq
10-Rag waa Rag
11-Cabdala Ibraahim
12-Reer Cumar
13.Nuux Jibraahiil
Qaar badan wey qanci lahaayeen hadii beel walba hal xubin la siin lahaa laakiin hal beel ayaa 7 xubnood qaadatay .
Beesha la gaar noqotay saldanada iyo dhaqaalaha Puntland mar sadexaad ma boobi doonaa kuraasta baarlamaanka madaxda sare ee wadanka ama umada somaliyeed maka yeeli doonaan xubnahaanse iyagu ma yeeli doonaa .?

This post has already been read 343724