BAAQ DACWO KA DHAN AH MEESHA MAXAMUUD SALEEBAAN WAA IN BEELAHA MAJEERTEEN...

BAAQ DACWO KA DHAN AH MEESHA MAXAMUUD SALEEBAAN WAA IN BEELAHA MAJEERTEEN U DIRAAN BEESHA CAALAMKA

0
SHARE

BAAQ DACWO KA DHAN AH MEESHA MAXAMUUD SALEEBAAN WAA IN BEELAHA MAJEERTEEN U DIRAAN BEESHA CAALAMKA

1-Maxamuud Ibraahim(Reer Maxamuud) kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan

2-Cabdiraxiin Ibraahim (Cabdiraxiin) Kursigoodii waxaa ka dhacay beesha Maxamuud Saleebaan

3-Wabeeneeye kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan

4-Daanweyne kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan
5-Idigfacle kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan

6-Ismaaciil saleebaan kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan

7-Cabdiraxiin saleebaan kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan

8-Amaanle kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan

9-Martiwaaq kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan

10-Rag waa Rag kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan

11-Cabdala Ibraahim kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan

12-Reer Cumar kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan

13.Nuux Jibraahiil kursigoodii waxaa dhacay Maxamuud Saleebaan

14-14.Wadalmuge kursigoodii waxaa dhacay maxamuud saleebaan

15.Reer Nuux kursigoodii waxaa dhacay maxamuud saleebaan

Dhamaan beelaha iyo intii aan hilmaamay Kuraastii baarlamaanka somaliyeed waxaa la gaar noqoday jeeska yar ee maxamuud saleebaan waxaana loo baahan yahay beelahaan dhamaatood iney xaqooda raadsadaan cidna aysan ka yeelin somaliya waxaa laysku raacay 4.5 in wax lagu qeysado marka 12ka xubnood waxaa iska leh dhamaan beesha majeerteen.

Waxaa beelahaan la idinka rabaa inaad wacdootaan oo waraaqo cabasho ah aad u qorataan.

Dowlada Somaliyeed

1-Ergeyga qaramada midoobay

2-Igad

3-Jaamacada Carabta

4-Midawga Yurub

5- wadamada deriska ah sida Itoobiya,Ugaandha, Kenya

Beelaha ku leh kuraasta sida hal halka
beesha Siwaaqroon
beesha Cali Saleebaan
beesha Reer Bicidyahan
beesha Cali Jibraahiil
Ugaar Saleebaan waa in iyagana aysan raali ku noqon dulmiga walaalahood waxaanse la yaaban sidey ku ogaalaadeen in 7 ka mid ah ay qaataan Jeeska yar ee maxamuud saleebaan

waxaa lay idinkaga baahan yahay inaad marka hore beel beel aad u shirtaan ka dibna meel wax isla dhigtaan ka dibna dhamaan aad u qortaan in xaqiinii beesha xooga ku heysta Puntland ay qaateen iyagana ay dacmo ka yihiin sidoo kale waxaa loo baahan yahay inaad u sheegtaan beelaha somaliyeed dhamaantood si ay u ogaadaan in xaqiina la dhacay beesha maxamuud saleebaana lagu aamini karin dowlad soomaliyeed maadaama dadkoosii ay u cadaalad fali waayeen marka xildhibaanad wax dooranaya ee beelaha soomaliyeed codkooda ma siinayaan kuwa u sharaxan beesha yeyda ah ee la gaar noqotay Puntland nin deegaanka uu kasoo jeedo u cadaalad fali waayey ma somali ayuu u cadaalada fali.
Beesha maxamud saleebaan waxaa musharax ah 7 lagamana yaabo midkood inuu gaaro wareega sadexaad.

Beelaha waa in ay mediyaha inticmaalaan si dadku u arkaan dulmiga gaamuray

Sidoo kale waxaa loo baahan yahay in waraaqaha cabashada loo diro dhamaan safiirada somaliya u fadhiya iyo safiirada fadhiya wadamada deriska ah arinkaana yaan la dhalaylsan xataa waxaan diyaar u nahay inaan idinka caawino qoraalka iyo xafiisyadaba

Beesha saldanada iyo dhaqaalihii Puntland la gaar noqotay waxay aaminsan yihiin Fikirkii GURACNAA EE 1960kii

This post has already been read 158024